Xisaabi xil ma leh, hadaan la xumeyn. Furo bogaaga, oo bilow xisaabtaada.
Xisaab-kaal wuxuu ku sahlayaa, inaad deynta (amaahda), amanooyin, xisaabxidhka maalinlaha ah, iyo waliba inaad macmiilka jadwal u sameyso(wuxuu ku xasuusinayaa marka lacagta macmiilku ka dhamaato), si aad si dhib yar ula socon kartid, hadba cida biilki ka dhamaadey.
Haddii aad u baahan tahey in laguu sameeyo website (ganacsi ama shakhsi) ama Software ganacsigaagu u baahanyahey nala soo xidhiidh.